Hay’adda Cilmi Kabaal Foundation ayaa afur iyo casho u samaysay dadka qaba baahiyaha gaarka
Hay’adda Cilmi Kabaal Foundation ayaa afur iyo casho u samaysay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool magaalada Borama. Taageeradan ayaa qayb ka ah dadaallada samafal ee hay’addu ku garab istaagayso bulshada gaar ahaan xilliyada muhiimka ah.
Raashin Qaybin Ramadan 2026
Haayada Suldaan elmi kabaal foundation ayaa raashinka uqaybisay danyarta iyo agoomaha,Deeganada iyo degmooyinka kala ah Boon, quljeed, xariirad, Dilla, gogti, dharyadheere, missile iyo aroor-seel, Taakulayn oo ah Joogto bilkaste Oo Ramadaan