Hay’adda Cilmi Kabaal Foundation ayaa afur iyo casho u samaysay dadka qaba baahiyaha gaarka

Hay’adda Cilmi Kabaal Foundation ayaa afur iyo casho u samaysay dadka qaba baahiyaha gaarka

Share:

Hay’adda Cilmi Kabaal Foundation ayaa afur iyo casho u samaysay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool magaalada Borama.

Taageeradan ayaa qayb ka ah dadaallada samafal ee hay’addu ku garab istaagayso bulshada gaar ahaan xilliyada muhiimka ah.

More News

Send us a message