Raashin Qaybin Ramadan 2026

Raashin Qaybin Ramadan 2026

Share:

Haayada Suldaan elmi kabaal foundation ayaa raashinka uqaybisay danyarta iyo agoomaha,
Deeganada iyo degmooyinka kala ah Boon, quljeed, xariirad, Dilla, gogti, dharyadheere, missile iyo aroor-seel, Taakulayn oo ah Joogto bilkaste Oo Ramadaan

More News

Send us a message